Quraanka iyo Xiriirka kala dhexeeya Bisha Ramadaan Sh Umal.[Daawo]
(June 25, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo qayb ah duruusti ramadaanka ee Sh. Maxamed Cabdi Umal uu ka soo jeedinayay qaar kamid ah masaajida magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ,muxaadaradan qayimka ah w
Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo cambaareysay weerarka lala beegsaday kolonyo gargaar oo Imaaraati ah .
(June 25, 2015)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagaxiso ee lagu beegsaday maanta oo Arbaco ah (
Wasiirka G/dhiga DFS oo canbaareeyey weerarkii lagu qaaday Saraakiisha Emirate-ka.[Masawiro]
(June 24, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh.Cali Diini, ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii argagaxisanimo ee maanta lagu qaaday kolonyo baabuur ah
4 ku dhimatay weerar Is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(June 24, 2015)
Muqdisho:-Saddex ka mid ah askarta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo qof rayid ayaa ku geeriyooday, saddex askari oo kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib markii qarax ismiidaamin ah uu maan
Duruus Ramadaaniya ee Radio Halgan Live Darsigii 6aad Sheekh Maxamed Umal (Dhamaad)
(June 24, 2015)
Nairobi:- Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona Radio Halgan Live darsigii 6aad ee Duruus Ramadaaniya waxaana akhrinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna darsiga si live uga baxayaa Masjidka Abu
Madaxweynaha DFS oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan QM
(June 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud
Ra’iisul wasaare ku xigeenka DFS oo maanta kulan la qaatay Saxaafadda Madaxa Banaan
(June 23, 2015)
Muqdisho:-Guddiga heer qaran ee loo xirsaaray qabanqaabada xuska maal maha xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da luuliyo, ayaa maanta kula kulmay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha warbaahinta madaxa banaan iyo
Qaxootiga Yemeniyiinta ah oo la soo gaarsiiyey Deeq gargaar ah.[Masawiro]
(June 23, 2015)
Qardho:-Deeqdan oo isug jirtay Raashiinka Noocyadiisa kala duwan sida bur, sonkor, bariis iyo timir kana timi dowlada Kuwayd ayaa waxaa Qaxootiga iyo qoysaska tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Qardho
Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo ay Puntland sheegtay in ay isku dhiibeen.[Video/Masawiro]
(June 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta ay warbaahinta u soo bandhigeen Saraakiisha ciidanka dowladda Puntland labo nin oo dhalinyaro ah oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ee ku jira Buuraha Calmadow. 2-da dhalin yarad
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si rasmi ah Cadaado uga furay Kalfdhiga Baarlamaanka Gal-mudug [Masawriro]
(June 22, 2015)
Cadaado:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Cadaado uga qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xildhibaannada Baarla

« Previous PageNext Page »