
(July 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-7-2015 masaajidka Hudda ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo gebagebeeyey tar

(July 10, 2015)
Hargeysa:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid iyo salaadiinti uu hogaaminayey Suldaan Muxammad Suldaan Cabdil qaadir ka dib dadaal dheer oo ay u galeen in Abwaanka

(July 10, 2015)
Garoowe:-Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Ra'isal

(July 10, 2015)
Laascaanood:-Magaalad Laascanood ee xarunta gobolka Sool waxa ka socda diyaar garow ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo ciida barakaysan ee Ciidu fidriga , hadii aad soo marto suuqyada waawayn iyo ku

(July 10, 2015)
Qardho:-Jamciyada Samafalka ee Al- Ixsaan oo Masjidka Imaamu Shaafici Minisota u egmaday inay deeq Raashiinka ah oo ay iska kashadeen Jameecada Masjidka Imaamu Shaafici inay gaarsiiso Qoysaska tabaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|