
(July 14, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway Bø

(July 14, 2015)
Boosaaso:-Mu'assada Al-minhaaj ayaa deeq raashin ah oo ka timid Jimciyada Shaariqa ee dalka Isu taga Imaaraatka ku wareejisay qoysas danyar ah iyo kuwa ka yimid dalka Yemen ee jooga magaaladda Boosaas

(July 14, 2015)
Laascaanood:-Waxaa maanta oo ay ku beegnayd 27 Ramaad loogu qaybiyay xarunta agoonta ee magaalada laasccaanood 300 oo agoon wax ka badan oo sigu jira wiilal iyo hablo deeq dhar ah , taasoo ay ku deeqe

(July 14, 2015)
Qardho:-Hay’ada Kaalmada Soomaaliyeed ee magaalada Qardho oo kaashanaysa Maamulka Masjidka Wayn ee Cumar Binu khadaab iyo Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiis keeda Qardho ayaa waxaa ay sanadkaan Ciidsiin

(July 14, 2015)
Burco:-Dawradan oo loo qabtay Arday ka kooban 42 ar day waxaa lagu xifdisiinayey 4 kitaab oo ka mida Kutubta Shareecada Islaamka Sida 100 xadiis, Sulam wusuul ( kutub tawxiid), Matni abii shujaa Joogtaynta Camalka Saalixa ah Sh Cabdirisaaq Sugulle Maxamed.[Daawo]
(July 14, 2015)
Finland:-Walaalayaal maadaama bishii barakaysneed iyo kheyrku ay gabagabo tahay, taa macnaheedu ma ahan in camalkii saalixa ahaa uu gabagabo yahay, ee waxaa nalaga rabaa inaan sii joogteyno camal ka

(July 14, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maalintii shalay oo ahayd Isniin kuna aadanayd 26ka bisha Ramadaan iyo 13/ 07/ 2015 lagu qabtay xaflad balaaran masjidka Abuu hureera ee Muqdisho, xafladaa oo lagu maamuusayay Arda Aadaabta Ducada Sheekh Maxamuud Shibli.[Daawo]
(July 14, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro qayim ah oo Sh. Maxamuud Shibli uu jeediyay dadka ictikaafaya, sheekha waxaa uu muxaadaradaan cinwaan oga dhigay Aadaabta Ducada ka faa'idaysi wacan. Hoos ka Daawo muxaadarad

(July 14, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay Nebigana ammaan iyi nabadgelyo kor kiisa ha ahaato intaa ka dib waxaan jeclaystay qormadan inaan kaga hadlo mawduuc aan is leeyahay baahi weyn a

(July 14, 2015)
Laascaanood:-Saciid Faarax Axmed waa dhibane ku nool magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool , Saciid waa Aabe Alle siiyay 7 caruur ah oo dhamaantood xanuun ay isaga ka dhaxleen la jiifa , Sacii
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|