Muxaadaradii uu Sh.Umal uga hadlay 10 hore ee bisha barakaysan ee Dulxijjah ee galabta uu ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya.[Daawo]
(September 17, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah oo galabta ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, muxaadaradan oo cinwaankeedu yahay "Ka faa'idaysiga maalmaha sanadka ama zamanka
Madaxweyne Gaas oo kormeeray Suuqa xera dayax iyo goobo ay a socoto shaqo oo ku yaal Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 17, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-9-2015 kormeeray suuqa xera dayax , wadooyinka qorsheynta magaalada ee u dhaxeeya taar city
Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeediyey galabta Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi .[Dhamaad]
(September 17, 2015)
Nairobi:-Waxaa hadii alle idmo galabta ka dhacaya Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi muxaadaro uu jeedin doono Sh. Umal waxaan uu Sheekha muxaadaradiisa uga hadli doonaa 10 hore ee bisha barakaysan ee Du
Jaamacadda Bari Afrika oo Garowe ku soo dhaweysay Macalimiin wax ka dhigi doona Master Degree.[Masawiro/Cod]
(September 17, 2015)
Garoowe:-Jaamacadda bariga Afrika oo ah Jaamacadda ugu balaadhan Soomaaliya Isla markaana ah Jaamacadii ugu horaysay ee laga furo Puntland ayaa Sanadadii danbe waxay waday dadaalo badan oo ay ku soo k
Maxaa ka Taqaan Jaamaca Islaamiga ah Ee Najaax Ee magaalada Burco?
(September 17, 2015)
Burco:-Jaamacadda Najaax waa Mu’asasad Cilmi ah, oo leh ujeedooyin Xeeldheer Waxaana Aasaasay Aqoonyahanno ku Takhasusay Culuumta Islaamka . Waa jaamacaddii ugu Horaysay ee Islaami ah ee Laga Furo S
Madaxweynaha Puntland oo Digreeto ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Nugaal
(September 16, 2015)
Garoowe:- Digreeto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha dowlada Puntland Dr C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa Gudoomiyaha gobalka Nugaal waxaaa looga magacaabay Jen Cumar Cabdulaahi Maxamed Faraweyne
Idaacadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdisho oo shaqadii laga joojiyey
(September 16, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Maxamud Xassan Soocadde ayaa waxaa shaqadii looga joojiyey idaacadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee Radio Muqdis
Dufcadii Lixaad oo ka qalin Jabisay Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(September 15, 2015)
Laascaanood:-Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay 174-Arday oo ah dufcaddii 6aad ee ka qalin-jabiya Jaamacadda Nugaal ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadda ay ku leedahay Magaalada Laascaano
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeeray xerada ciidamada Daraawiishta Ee 54 aad.(Masawiro).
(September 15, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta kormeer ku tagay xerada ciidamada Daraawiishta ee 54aad ee Garoowe waxaana ujeedada kormiirkiisa ay ahay
Sh.Maxamed Godane Xoosh oo marti u ah Idaacdda Qur’aanka kariimka Al-Xikma ee Garoowe.[Daawo]
(September 15, 2015)
Garoowe:-Idaacadda Al-xikma oo ah FM laga dhagaysto Inta badan deegaanada Puntland iyo qaybo ka mid ah Gobolladda dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa qabta Barnaamijyo Diini ah oo faa'iido badan u leh Buls

« Previous PageNext Page »