Madaxweyne Ku xigeenka Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabiley madaxa Madaxa ICRC Mr Jordi Rainch (Masawiro)
(September 14, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi Xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta madaxa ICRC u qaabilsan dalka Soomaaliya MR Jordi Raich Curco . Kul
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Gaalkacyo Dib ugusoo laabtay
(September 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxwynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu 14-9-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta g
Taliska Gobolka Bari oo saxaafadda u soo bandhigay Tahriibayaal ay qabteen
(September 14, 2015)
Boosaaso:-Saraakiisha Ciidanka Booliska Gobolka Bari iyo Maamulka Gobolka Bari ayaa waxaa ay si wada jir ah u qabteen shir jaraa'id oo ay ku soo bandhigeen kooxo wax tahriibay oo ay ciidanka Booliska
Madaxweynaha dowladda Puntland oo laga sugayo magaalada Gaalkacyo
(September 14, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa maanta in uu dib ugu soo laabto magaaladda Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Gaas iyo wafdi uu hogaam
Ciidanka Yahuuda oo weeraray Masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus (Daawo)
(September 13, 2015)
Qudus:-Iska horimaad ayaa ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus ka dib markii ay soo weerareen kooxo xagjir ah iyo ciidamo ka tirsan booliska Yahuuda waxaana qeybo ka mid ah ah baaxaadka Masj
Dufcadii 9aad oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]
(September 13, 2015)
Laascaanood:-Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday ayaa waxaa ay ka qalin jabiyeen Machadka Khadiija ee magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Munaasabad qiimo badan oo loo dhigay ardaydani ay
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Raiisul wasaare Sharmaarke oo ku dhawaaqay Shirweyne looga hadlayo aayaha siyaasadda Soomaaliya
(September 13, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13-9-2015 magaalada kismaayo kaga qayb galay quraac sharafeed ah oo uu Madax wey naha Jubba-Land Ax
Shirweynihii Saddexaad ee DFS iyo Maamulada Oo ka socda Kismaayo
(September 13, 2015)
Kismaayo :-Waxaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose shir albaabada u xiran yihiin kaas oo u dhexeeya Madaxda Federaalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo beesha caalamka. Shirwey
Mashruuca horumrainta hogaannada bulshooyinka Afrika oo lagu qabtay Muqdisho
(September 13, 2015)
Waxaa subaxnimadii jimcaha hoolka shirarka ee hotel MOONLIGHT ee magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Mashruuca(Jadaara) ee horumarinta hogaannada bulsho
Sh. Maxamuud Shibli oo khudbadii Jimce uga hadlay geerida.[Dhagayso]
(September 13, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamuud Shibli ayaa khudbadii jimacihii waxaa uu ka akhrinayey masaajidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, isagoo si faah faahsan uga hadlay geerida iyo sida loogu baahan yahay in loo

« Previous PageNext Page »