Gaalkacyo iyo Ayaameheeda (qeybta 1aad) Sh Axmed Cabdi Samed
(November 23, 2015)
Hordhac taariikheed oo kooban:Gaalkacyo waa xarunta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, waxayna isku xirtaa Bari iyo Galbeed, Woqooyi iyo Koonfur; sidaa darteed waa magaalo ganacsi oo ay maraan dad

(November 23, 2015)
Muqdisho:-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilka-qaadis la

(November 23, 2015)
Siminaar diini ah oo lagu qaadanayo maaddooyin kala duwan ayaa berri subax 7:00 xilliga geeska afrika, waxa uu ka bilaaban doonaa masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii magaalada Nairobi, waxa

(November 23, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada Al-Minhaaj Dacwada iyo Horamarinta ayaa ku wareejisay Xabsiga dhexe ee Bosaso qalab isugu jira 12 makiinadaha Harqaanka, Makiinadaha Bulkeetiga iyo makiinadaha Alwaaxda, Waxaa

(November 23, 2015)
Gaalkacyo:-Odayaasha dhaqanka, Ganacsato, Culimo'udiin, Aqoonyahanka iyo Nabadoono ka soo kala jeeda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolk

(November 23, 2015)
Garoowe:-Shir ay maanta iskugu yimaadeen gudiga farsamada doorashada dalka Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay si rami ah u shaaciyeen aragtida guud ee shacabka puntland ee ku aadan
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|