Aqoonyahano ka socda Jaamacadaha Bariga Africa , Puntland University oo gaadhay Laascanood (Masawiro)
November 16, 2015 - Written by EditorLaascaanood:-Aqoonyahanada oo Jaamacada Nugaaal ka jeediyay Khudbado ku saabsan Hogaanka iyo Hogaaminta ayaa waxaa ka hadlee Ka mida Buugaag ay Qoreen oo ay ka mid ahaayeen Buuga Hano Hammigaaga , Hogaamiyah , Aqoonyahnada oo kala ahaa:-
1.Dr Saciid Cali Shire
2.Dr C/Raxmaan Axmed Nuur
3.Dr Maxamed Axmed Siibad
4.Dr C/Shiekh Muxayadiin Colow.
Kulan soo dhawayneed oo ay ugu sameeyeen Maamulka iyo bahda Jaamacada Nugaal ayaa waxay halkaa ay ka soo jeediyeen khudbado kala duwan oo ku saabsan aqoonta casriga ah ee Hogaaminta , Kulankan soo dhawaynta oo ay ka soo qayb galee dhaamaan kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada wax ka barta .
Proff Abdirisak Maxamed Aadam Lafoole gudoomiyaha Jaamacada Nigaal Uniiversity ayaa hadallo soo dhawyan ah u sameeyay Aqoonyahanada Qorayaasha ah ee Jaamacada . Ugu danbayntii , Aqoonyahanadaan waxay aad ula dheceen su’aalo badan oo wax laga waydiiyay Buugaagtii ay qabteen , iyo meelo badan oo ka mida Hogaanka iyo Hogaaminta .
no images were found
Markii uu soo dhamaaday kulanka Soo dhawaynta waxaa a gudoonsiiyay Aqoonyahnada Xambaarsan Shahaadada PhD , hadyado dhaqan iyo Hiddo Soomaaliyeed.
En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia