Axmed Cali Xaashi oo ku guulaystay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

November 9, 2015 - Written by Editor

DSC06424Garoowe:-Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyey wareegii 2aad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntand, waxaan guusha ay ku raacday Axmed Cali Xaashi oo noqday gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiladda Puntland waxaan uu helay ilaa 40 cod halka musharixii la tartamyey C/xakiin Dhooba-daareed uu hellay 22 cod.

Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiladda dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa horay u soo noqday Gudoomiyihii Baarlamaanka dowladda Puntland xiligii Madaxweyne Gen. Cadde Musse isagoona soo qabtay xilal kale duwan.

Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada dowadda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa waxaa uu xil kaan uu hayn doonaa mudo saddexsano ah. Kulanka golaha wakiilada dowladda Puntand ayaa waxaa saaka goob joog ahaa 64 Xildhibaan halka 2 Xidhibaan ay ku maqnaayeen safar.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online