Baaq nabadeed oo ay soo jeediyeen masuuliyiinta Masjidka Towxiid ee Copenhagen.[Video]
November 30, 2015 - Written by EditorCopenhagen:-Masuuliyiinta Masjidka Towxiid iyo qaar ka mid ah Jaaiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyey colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyagoo ugu baaqay dhinacyada dagaaku dhexmaray in ay Alle ka baqaan oo ka fogaadaan wax kasta oo colaad iyo dagaal lagu qixiyo bulshada rayidka ee Gaalkacyo sababi kara. Baaqaan nabadeed ayaa waxaa jeediyey Sh C/raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Danmark gaar ahaan magaalada Copenhagen.
Hoos ka Daawo baaqa nabadeed ee ay soo jeediyeen masuuliyiinta Masjidka Towxiid ee Copenhagen
Masjidka Towxiid
Copenhagen