Codeynta gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo si rasmi ah uga bilaabtay Garoowe
November 9, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa Goordhow ka biaabtay xarunta Golaha wakiiada ee Caasimadda dowadda Puntland ee Garowe Doorashada Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland, ka dib markii uu xilkaas iska casilay Saciid Xassan Shire. Xilka gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntand ayaa waxaa u tartamaya ilaa saddex musharax oo kala ah:-
1.Maxamed Cali Xaashi.
2. Cabdixakiin Axmed Dhooba-daareed.
3.Siciid Cabdi Samatar (Surcad).
Murashixiinta ayaa mid walba waxaa uu jeediyey Khudbad uu uga waramayo haddii a doorto wax uu qabanayo iyo barmaamij kiisa siyaasadeed, Xildhibaanada Golaha wakiiada ee Puntland ayaa iyagu dhagaysaayey waxaa kulanka gudoominayey Guddoomiyaha guddiga doorashada Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo u sharaxay Xildhibaanada qaabka ay u dhacayo doorashadu
Codbixinta Doorashada ayaa si rasmi ah uga biaabatay Hoolka Baarlamaanka qiyaastii Saacaddu markii ay tahay 9:30AM waxaan jira loolan adag oo u dexeeya saddexda musharax.
no images were found
Wixi soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu.
M_M_Deeq
Halgan.net