Dufcadii 16 aad ee ka qalin Jabisay Dugsiga H/Dhexe ee Imaamu Shaafici ee Laascaanood.[Masawiro/Video]

November 7, 2015 - Written by Editor

6Laascaanood:-Dufcadii 16 aad ee ka qalin jabisa Dugsiga hoose dhexe ee Imaamu Shaafici ee magaalada Laascaanood ayaa loo qabtay munaasabad ballaadhan oo lagu gudoonsiinayo Shahaadooyin iyo hadiyado kale duwan. Ardaydaan ka qalin jabisay dugsigaan ayaa ka gudbay fasalka 8aad ee dugsiga Imaamu Shaafici , munaasabadaan oo ay ka soo qayb galeen bahda kale duwan ee aqoonta gobolka Sool , Culimaa’ udiin , waalidiin, barayaasha dugsigaan , gudoomiyaha gobolka Sool , ganacsato , maamulka Sare ee dugsigaan iyo ardayda wax ka barata.

Dugiga Imaamu Shaafici ayaa ka mid ah dugsiyada ugu Tayada badan ee laga barto noocyada kale duwan aqoonta iyadoo ay wax ka bartaan in badan 1300 oo arday. C/Laahi Maxamuud Maahir oo ah maamulaha Dugsigaani ayaa ka waramay ardaydan ka qalin jabisay iyo guud ahaan xaalada dugsigani.

no images were found

Hoos ka Daawo Dufcadii 16 aad ee ka Qalin Jabisa Imaamu Shaafici Laascaanood

En Mawliid Isma Haradigeed

Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online