Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shirkoodii maanta Qodobo ka soo saaray

November 12, 2015 - Written by Editor

IMG_6872Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Safarkii Madaxweynaha ee dalka isu-tagga Imaraadka Carabta, Saamaynta duufaanta ee xeebaha Gobolada Gardafuu iyo Bari, wax qabadkii Dawladda Puntland ee Gobolka Mudug, U diyaar garowga la xisaabtanka Hay’adaha Dawladda, Ka Doodida xeerar kala duwan iyo warbiximo.

Hoos ka akhriso qodobada ka soo baxay Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland

no images were found

no images were found


no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online