Issimadda deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn oo ku shiray Dharkayn-Geenyo

November 25, 2015 - Written by Editor

issimoLaascaanood:-Isimadda deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn oo shir ay ku yeesheen Tuuladda Dhar kayn-Geenyo ee gobolka Sool ayaa waxaa ay wada gaadheen heshiis iyo is afgarad iyagoo xusay in arrimaha dhaqanka iyo siyaasada midnimo buuxa laga gaaro si deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn nabad iyo wax wada qabsi ah loo midoobo.

Isimadda deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa ay ugu baaqeen maamulka S/lland in uu ciidamadood ay kala baxaan deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn iyagoo dhinac kalena ugu baaqay bulsho weynta ku nool gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ay hishiiyaan wax wada qabsina ay u soo jeestaan si looga baxo dib u dhaca ku yimid gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Issimada ka qayb galay shirka ayaa waxaa ka mid ahaa:-

1. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

2. Garaad Jaamac Garaad Cali

3.Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

4.Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe

5. Garaad Abshir Saalax Maxamed

6. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed

7. Garaad Saleebaan Buraale Aadan

8. Garaad Maxamuud Cismaan Mashqarre

9. Suldaan Siciid Cismaan Cali

10. Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur

11. Boqor Cabdilaahi Axmed Cali.

12. Ugaas Faarax Dheere

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online