Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida C/laahi Xirsi Ashkir (Qoobay)

November 8, 2015 - Written by Editor

tacsi4Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahu raajucuunAllaah Janadii Fardawsa ha ka waraabiye waxaa maantii shalay ee 7.11.2015 ku geeriyooday magaalada Burssalax ee gobolka Mudug ee Puntland Adeer Cabdullaahi Xirsi Ashkir (Qoobay)

Geeridaa naxdinta leh awgeed waxay Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ee Denmark iyagoo ka murugeysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid marxuum Cabdullaahi Xirsi Ashkir, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Jibriil Cabdullaahi Xirsi ( Jibril Qoobay) iyo xaaskiisa Idil Xasan Nadiif geeridaa ku timid Aabihiis

Sidoo kale waxay xubnaha Jaaliyadu tacsi taas la mida u dirayaan Awladii,Asxaabtii,Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay marxuumku

Waxaa halkan tacsi ka diraya

Bootan Bare Samatar
Abdi Abshir Aden
Xuseen Cabdullaahi Khaliif (Naftixoor)
Oday Salaad Ileeye
Caaqil Maxamed Farax Sandheer
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Dr.Siciid Axmed Oor
Suldaan Xuseen Ramadaan
Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle)
Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh
Cabdikariin Ciise Cali
Oday Qandala
Abdi Xasan Abuukar
Maxamuud Geele Cumar
Hussein Baynax Barre
Mohamed Hassan Gelle
Nabdoon Maxamed Aden Rooble
Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase)
Dr.Mohamed Jamac
Dr.Cabdirizak Jamac Ciise
Sheekh Ibraahim Saalax Aadan
Cabdicasiis Gurxan
Cbdullaahi Xaashi Wayrax
Dr.Cabdi Muuse Shiil
Cabdikhaliif Mire
Cabdirashiid Jamac Ciise
Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise
Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac
Oday Yuusuf Shancad
Cabdi Xasan Ciid
Abdulaahi shiine
Bashiir Quule
Maxamuud cigaal Jakarab
Mohamoud Omar Bulqaas
Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo)
Abdi Saahid Ahmed Barre
Mohamoud Osman (Surka)
Ahmed Hussein Farax (Heeryo)
Salah Said Diiriye
Maxamuud Xarago
Mustafe Yare
Yusuf Cartan
Abdullaahi Ahmed Haragweyn
Eng.Omar Mohamoud
Abdiqadir Sandeyl
Cabdirisaq Cali Xaaji(Namhaan)
Farah Isse Said
Siciid Xuseen Faarax
Siciid Maxamed Siciid
Faadumo Cali Maxamed
Xaawo Shabac
Mulaaxo Xaraare
Sahra Faarah
Isir M Dhoore
Asli Cabdulaahi Madaxey
Maryan Jamac Aar
Faadumo Axmed Ciid
Ubax Axmed Ciid
Bashiir Cali Adan
Maxamed Axmed Shiino
Abdirahman Hirsi Noor(Shiine)
Ahmed Mohamed Isse(Dhakal)
Jibriil Adan Galool
Siciid Shabaab
Daahir Maxamed Cali Cariif
Cadnaan Maxamed Cusmaan
Ubax Maxamed Cusmaan
Idiris Xaaji Cali
Cabdirisaaq Jamac Xasan
Mursal Dhagaweyne
Warsame Dhagacade
Muuse Caydaruus
Caydaruus Jamac Faarax
Farxaan Ali Haashi
Siciido Cusmaan Xaaji
Xaawo Abdi Abshir
Sucaad Mohamed Baynax
Farxiyo Hassan Siciid
caasho Koronto
Farxiya Xasan Cali Xaashi
Sahro Xasan Cali Xaashi
Khadiijo Xaaji Axmed
Ubax Maxamuud Kadawe
Caasho Cusmaan Firin
Caasho Xirsi Nuur
Sureer Cali Maad
Hodan jeer Jeer
Canab Cabaase
Hodan Yusuf Nuux
Canab Xuseen Xaraare
Idil Xasan Cusmaan Kenadiid
Sagal diiriye Colaad
Abdihalim M.Ali-ilwen
Ahmed Mohamed Nuur
Axmed Cabdi Yusuf
Siciido Adan Bidaar
Mohamed Shukri
Cabdulaahi Joocaar
Maxamed Xasan Dooyo
Cabdulaahi Hoover
Yusuf Ilweyn
Iiman Maxamed Cali
Farax Camashuluq
Cabdinasir Axmed Cigaal
Abdifatah Ali Maas
Cabdulaahi Gabeyre
Cali Geel-xoor
Maxamed Yusuf Qaylo
Cabdirashiid Khaliif
Nuune salaad
Saciid Daahir Barkhadle
Cali Ciise Dheere
Mahad Ali Mohamed( Qoloocow)
Mohamed Guray
Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay)
Mohamoud Muse Hasan Weli
Cabdinasir Cabdiqadir Cadceed
Mohamoud A/qadir Haaji
Mohamed Ali Dheere
Axmed Wariye
Cabdiraxiin Xasan Jabuuti
Saciiid Karuur
Maxamuud Xaamud
Maxamed Ciise Cabdi
Cabdilaahi Khaliif Fiiqow
Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax
Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan
Axmed Faarax Siciid
Maxamed Cali
Mohamed Abdi Cartan

Maamulka iyo hawlwadeenada Shabakada caalamiga ah ee Halgan.net waxay sidaa si la mid ah tacsi tiiranyo leh u dirayaan Jibriil Cabdullahi Xirsi ( Jibriil Qoobay ) geeridaa naxdinta leh ee ku timid Aabihiis Adeer Cabdullaahi Xirsi Ashkir (Qoobay),waxaana Eebbe uga baryeynaa samir iyo iimaan,marxuumkana in Illaah ka waraabiyo Janadii Farduusa.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online