Ra’iisul wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta (Masawiro)

November 8, 2015 - Written by Editor

uhuru-omar-1Nairobi:-Ra’iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kulankaas oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Wada-hadallada Ra’iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxweynaha Kenya ayaa waxaa ay ku diirada lagu saaray xiriirka labada dal, sidii loo howlgelin lahaa guddiga isku dhafka ee ka shaqeynayo iskaashiga dalalka iyo qorshaha dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee ku sugan xerada Dhadhaab.

Ra’iisul wasaare Sharmaarke iyo madaxweyne Kenyatta ayaa waxay isku af garteen in hab loo wada-dhan yahay oo s waafaqsan sharciga dowliga ah loo maro qaabkii loo fulin lahaa celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira  xeryaha Dhadhaab ee doonaya in ay dalkooda dib ugu laabtaan

no images were found

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul wasaaraha dowlada federaalka ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sidoo kale ka wada hadlay dowrka ciidanka Kenya ee sugan Soomaaliya iyo iskaashiga labada dal ee dhanka Amniga.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online