Sh Dr Cabdirahman Sh.Omar oo muxaadaro ka jeedin doono Masjidka Al-sunah ee Magaalada St.paul,MN

November 7, 2015 - Written by Editor

SH-ABDIRAHMAN-SH-OMARMinneapolis:-Dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka mataamaha ah ee Minneapolis & St.paul,waxaa lagu wargelinayaa Muxaadaro qiimo weyn u leh Jaaliyadda oo uu soo jeedin doono Dr Sheekh Abdirahman Sh Omar ,Muxaadarada ayaa waxaa lagu qaban doono Masjidka Al-sunah ee Magaalada St.paul,MN.

MAALINTA: AXADA :::

MAWDUUCA WAA:- DHIBAATOOYINKA HAYSTA QOYSASKA QURBAHA

TAARIIKHDU: 11/08/15

WAQTIGA :- 5:30PM.

GOOBTA: MASAAJIDKA AL-SUNNAH EE XAAFADA MCKNIGHT,ST.PAUL

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online