Ururka ISIS oo sheegtay weerarkii xalay ka dhacay Paris[Cod/Bayaan]

November 14, 2015 - Written by Editor

1Muqdisho:-Bayaan ay baraha internetka ku faafiyeen ururka ISIS ayaa waxaaay ku sheegteen mas’uuliyadda weerarradii xalay ka dhacay magaalada Paris, weerarkaas oo khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac geystay. Kooxda weeraraan geystay xalay ayaa waxaa ay koobnaayeen ilaa 8 rag ah oo qaarkood ay is qarxiyeen halka qaar kalena ay ku dhinteen dagaalka, ay la galeen ciidanka Faransiiska.

Weerarka xalay ayaa waxaa uu ka dhacay ilaa 6 goobood waxaa ugu  khasaaro badnaa weerarkii ka dhacay Theater iyo Staduim ka Paris, oo ay isku qarxiyeen ilaa 7 ka mid ahaa kooxdii weerarka ka geystay magaalada Paris. Waxaa kale oo jira goobo kale oo la bartilmaamsaday waxaan ka mid ahaa Les Halles, Boulevard Voltaire, Rue de la Fontaine au Roi iyo de Rue de Charen  ton. Halkaan ka eeg reuters  oo qortay in ururka ISIS ay sheegteen weerarkii xalay ka dhacay Paris   

Hoos ka eeg dhagayso Bayaankii lagu faafiyey baraha internetka ee ururka ISIS ay kusheegteen weerarkii xalay ka dhacay Paris

[audio: https://ia601508.us.archive.org/10/items/FranceArabic/FranceArabic.mp3]

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa maanta oo Sabti sheegay in dalka Faransiiska ilaa saddex maalmood oo barooridiiq ah loogu sameyn doono dadkii ku dhintay weerarradii ururka ISS xalay ay ka geysteen magaalada Paris.

Hoos ka eeg Bayaankii lagu faafiyey baraha internetka ee ururka ISIS ay kusheegteen weerarkii xalay ka dhacay Paris

no images were found


Hoos ka Daawo مؤتمر صحفي لرئيس الوزراء البريطاني ديفيد كاميرون بشأن هجمات باريس

Hoos ka Daawo مقتطفات من التصريحات العالمية

Hoos ka Daawo المدعي العام الفرنسي: 7 أشخاص في ثلاث مجموعات نفذوا هجمات باريس


C/casiis Mohamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online