Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo oo ku baaqay xabad joojin.[Dhagayso]
November 23, 2015 - Written by EditorGaalkacyo:-Odayaasha dhaqanka, Ganacsato, Culimo’udiin, Aqoonyahanka iyo Nabadoono ka soo kala jeeda Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaan ay ku baaqeen in bulshada reer Gaalkacyo ay nabad ku wada noolaadaan waxaa ay isku raaceen arrimaha soo socda:-
1-In la joojiyo xabada nabadana lagu dadaalo.
2-In la kala qaado dhamaan Ciidamada iyo Maleeshiyaadda beeleedka hubeysan.
3-In laga wada hadlo dhibkii dhacay iyo khasaarihii gaaray dadka rayidka ah.
Hoos ka Dhagayso waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee magaalada Gaalkacyo
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/OdayaashaGaalkacyo.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net