Madaxweynaha PL oo Madaxtooyada shir kula qaatay gudiga tayaynta yo shaqo qorista.[Masawiro]
(February 12, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista qa

(February 12, 2016)
Muqdisho:-Waxaa muxaadaro kooban oo uu Sh Axmed Cabdisamad uu jeedyey ka dib markii uu marti u noqday Tv-ga SNTv laguna casumay barmaamij gaar ah oo loogu magacdaray Islaamka iyo Bulshada waxaan uu sh

(February 12, 2016)
Garoowe:- Wefdi caalami ah ayaa maanta soo gabagabeeyay booqasho sadex maalmood qaadatay oo uu ku tagay dowladda Puntland. Wefdigu wuxuu ka koobnaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Mido

(February 11, 2016)
Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ee ay horkacayso dowlada Sacuudiga ayaa gaaray deegaanka Arxab oo 20 Km u jira waqooyiga Bari ee Sanca ee xarunta dalka Yemen. C

(February 11, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.C/xakiim C/laahi Xaaji Cumar, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka Wada-hadalkii Puntland iyo Beesha Caalamka oo fashil ku dhamaaday.[Dhagayso]
(February 11, 2016)
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhowayd wuxuu saxaafada kula hadlay xarunta madaxtoyada Puntland ee magaalada Garoowe waxaana uu sheegay in aysan jirin wax heshiis Wafdigii beesha caalamka oo saaka dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho
(February 11, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Garoowe ka dhoofi doona wafdigi beesha caalamka ee uu hogaaminayey ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Michael Keating ka dib markii labadii maalmood e

(February 10, 2016)
Garoowe:-Siyaasiga Cali Cabdi Awaare Oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii maanta ka qeybgalay shir saaka ay siyaasiyiin ka tirsan Puntland ay la qaateen wafdi ka tirsan beesha caalamka oo uu hogaaminayo erga

(February 10, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Maxamed Cali “ Kediye

(February 10, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, Ra’isul Wasaarihii ho
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|