Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan muhim ah la yeeshay Beesha Caalamka (Masawiro)
(February 10, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey , Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa galabta 10-Feb-2016 ma Mutamarkii Islaamiga Ee 14aad oo ka bilaaban doona dalka Norway
(February 10, 2016)
Oslo:-Waxaaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan dalka Norway iyo wadamaba waqooyiga Yurub in uu si habsami leh uu u bilaaban doono Mutamarkii Islaamiga ahaa ee 14 kaas oo sanad walba lagu qa Halgan.net oo heshay Nuqul ka mid ah qoraalkii loo gudbiyey beesha caalamka.[Masawiro]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah qoraal ay saaka u gudbiyeen siyaasiyiin labo garab ah oo ay kala hogaaminayeen Madaxweynihii hore dowladda Puntland Dr.C/ra Wasiir Diini “Hambalyo Sanad-guurada 51-aad ee Aas-aaska Ciidamadda Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed.
(February 10, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad ee kasoo wareegatay markii Nuur Shire Osman oo Golaha 88 uga waramay kulankii ay la qaateen beesha caalamka.[Dhagayso]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Golaha 88 ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay gudoomiyaha bulshada rayidka Noor Shire Osman oo shir gudoominayey kulankii ay beesha caalamka ay la yeesheen bulshada rayidka ee ka dhacay Maanso Gocosho Dr. Khadar Cumar Jaamac
(February 10, 2016)
Maansadan waxaa la yiraahdaa gocasho waxayna ka waramaysaa xaalada ay marayso ummada Soomaaliyeen. Qayb ka mid ah hore ayaan u faafiyey haddana waa iyadii oo dhamaystiran. 1:Aduunyadu waa giraan 2:G Baarlamaanka Dowlada Puntland,Isimada,Siyaasiin iyo bulshada rayidka oo diiday 4.5 (Masawiro)
(February 10, 2016)
Garoowe: wafdigii uu hogaaminayey ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay Golaha Baarlaaanka dowladda Puntland si uu ugu qanci Gaaraad Cadulaahi Cali Ciid ”Issimadu waa diideen Nidaamka 4.5”.[Dhagayso]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Afhayeenka Issimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa waxaa uu Radio daljir uga waramay kulan ay Issimada Puntland la qaateen wafdgii beesha caalamka ee uu hogaaminayey ergayga gaarka Siyaasiyiin ay kala hogaaminayaan Dr Cali Xaaji iyo Faroole oo la kulmay Michael Keating.[Dhagayso]
(February 10, 2016)
Garoowe:-Siyaasiyiin uu hogaaminayey Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa ay xarunta PDRC kulan kula qaateen wafdigii beesha caalamka ee uu hogaaminayo Michael K Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay Garoowe Wafdi ka socda Beesha Caalamka.[Cod/Masawiro]
(February 9, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 kusoo dhoweeyey Qasriga Madaxto
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|