Madaxweynaha DFS oo hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif
(July 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi ah loogu caleem
Sh.Maxamed Sh.C/wali oo soo gaaray dalka Finland
(July 24, 2016)
Helsinki:-Waxaa goor dhaweyd soo gaaray wadanka Finland ee caasimadeyda Helsinki mid ka mid ah culimada ka qayb galeysay Mu'tamarkii 24aad ee iskan danefiyanka sheekhaasi oo lagu magacaabo Sh.Maxamed
Madaxweynaha dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(July 24, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex toddobaad ah hawlo shaqo u jeegey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay c
Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer (Daawo)
(July 24, 2016)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana nadwada loogu magac daray saxida Caqiidada iyo ka hortaga afkaarta lunnsan waxaana
Wafdi ka socda DFS oo Gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(July 24, 2016)
Hiiraan:-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlammaanka DFS Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku-xigeenka lab
Madaxweynaha Puntland oo ka khudbad ka jeediyey Munaasabaddii doorashada Duqqa Degmada Gaalkacyo
(July 23, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-July-2016  magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay munaasabadda Doorashada duqqa Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa oo goor
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wufuud caalamia ah oo kala duwan ku qaabilay Muqdisho[Masawiro]
(July 23, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada qaabiley wuf
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa Islamic Center Sh.Dr.Cabdiwali Sh Maxmed Xaaji.[Video]
(July 22, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta masjidka Al-hudaa Helsinki Islamic Center khudbada ka soo jeediyay Sh.Dr.Cabdiwali Sh Maxmed Xaaji Yuusuf sheekha ayaa wuxuu kaga hadlay qaybihi ugu dam beeyay suurati Qaaf waxa
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland oo Maraykanka Shirar uga qayb galay.[Masawiro]
(July 22, 2016)
OHIO:-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Dr. Deeq Saleebaan Yuusuf oo hawlo shaqo u jooga dalka Maraykanka ayaa maanta ka qayb galay dood cilmiyeed lagu qabtay Jaamacadda Cleveland Sta
Madaxweynaha oo ammaanay hawlkarnimada iyo anshaxa ciidanka kumandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.[Masawiro]
(July 22, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga

« Previous PageNext Page »