In ka badan 70 Ruux oo ku Dhimatay magaalada Nice ee dalka Faransiiska
(July 15, 2016)
Qof waday gaari nooca xamuulka qaada, ayaa dar darsiiyay dad isugu soo baxay meel munaasabad ka socotey magaalada Nice ee dalka Faransiiska gelinkii dambe eee Khamiista, waxana la sheegay inay halkaa Xubnaha cusub golaha deegaanka ee Degmada Gaalkacyo oo lagu dhawaaqay
(July 14, 2016)
Gaalkacyo:-Golaha Deegaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa galabta si rasmi ah loo shaaciyey waxaana ku dhawaaqay Afhayeenka Madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Quraanjecel , Madaxwaynihii hore dowladda Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole oo soo gaaray Boosaaso.[Dhagayso]
(July 14, 2016)
Garoowe:-Madaxwaynihii hore dowladda Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ka soo kicitimay dalka Imaaraatka Carabta. Madaxwayn Xukunka iyo Islaamka Sheekh C/naasir Xaji Abu Maxamed (Daawo)
(July 14, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh C/naasir Xaji uu ka jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh C/naasir Xaji Ganacsatada Cumar Maxamud iyo Ganacsatada Cali Saleeban oo ku shiray Boosaaso maanta Maxaa ka soo baxay.? [Masawiro]
(July 13, 2016)
Boosaaso:-Kulan ay isugu yimaadeen Ganacsatada beelaha cali saleeban iyo Ganacsatada beesha Cumar Maxamuud oo maanta ka dhacay Hotel al-sabax ee magaalada Ganacsiga ee Boosaaso Kulankaan oo ujeed kiis Agaasimaha Warfaafinta, wacyigeligelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka oo gaaray Badhan (Masawiro)
(July 13, 2016)
Agaasimaha Warfaafinta, wacyigeligelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta safar shaqo oo la xidhiidha u kuurgalka xaaladaha deegaa Jaaliyadaha Muslinka ah iyo Reer Galbeedka Sheekh C/raxmaan Abyad (Daawo)
(July 13, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Cabdiraxmaan Abyad uu ka jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh Cabdira Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Mudug.[Masawiro]
(July 13, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa maanta 13-July-2016 kulan la qaatay dhallinyarada a Puntland oo ka mid noqotay 20 dawladdood oo ka qayb barnaamij ku saabsan doorashooyinka Maraykanka.
(July 12, 2016)
Nairobi:-Waaxda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ku casuntay barnaamij wax lagaga baranayo doorashada dalka maraykanka, ka Wafdi ka socda IGAD iyo dalka Itoobiya oo tegay magaalada Beledweyn.[Masawiro]
(July 12, 2016)
Beledweyne:-Wafdiga ka socda ururka IGAD iyo dowladda Itoobiya ayaa maanta soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, wafdiga maanta soo gaaray Beledweyne ayaa waxaa ka mid ah Wakiil
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|