Islaamka iyo Mustaqbalka Sheekh Mustafe Xaji Ismail (Daawo )
(July 12, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Mustafe Xaaji Ismail uu ka jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh Mustafe Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani oo laga waraystay بناء اتفاق” بين موريتانيا وتنظيم القاعدة
(July 11, 2016)
Doha:- Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa waraysi gaar ah uu siiyey Tv-ga من قناة المرابطون. [El-mourabitoune] waxaa uu ka waramay hishiis la sheegay in uu dhexmara Garaad Abshir Saalax oo maanta lagu aasay deegaanka Ballicad.[Masawiro]
(July 11, 2016)
Buuhoodle:-Garaad Abshir Saalax oo maanta lagu aasay Xabaalaha bariga Magaalada Ballicad oo Buuhoodle kaga beegan dhanka bariga 52 km.Aaaska Garaadka allaha u naxaristee ayaa waxaaa ka soo qayb galeem Ururka Al-shabaab oo qabsatay Magaalada Marka.[Dhagayso]
(July 11, 2016)
Marka:-Wararka ka imanaya magaalada Marka ayaa sheegaya inay maleeshiyada ururka Al-shabaab ay goor dhow la wareegeen magaalada ka dib markii ay ka baxeen ciidamada DFS. Wararku waxay sheegayaan in ma Xafladda Furitaanka Dawra Cilmiyeed laga furay Laascaanood (Masawiro)
(July 11, 2016)
Laascaanood:-Iyadoo lagu jiro waqtiga xagaaga ayaa waxaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta G/sool laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo Dacwadeed oo balaadhan sida Nadwo Cilmiyeed balaadhan oo magaalada ka soc Wafdi Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo gaardhay Laascaanood.[Masawiro]
(July 10, 2016)
Laascaanood:-Wafdi Cuqaal iyo Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muse ayaa galabta soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool isagoo Boqorku maalinta beri ah uu ka qayb g Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Haweenka Gobolka Mudug
(July 10, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-July-2016 Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo kulan looga hadlayo xaaladaha amniga iyo horumarka magaalad Golaha Wasiirada DFS oo taageeray Go’aankii Culuma’udiinka ay kaga soo horjeesteen qaraxii Masjidka Nabiga
(July 10, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carteh, w Bayaanka culimada Soomaaliyeed ee ku saabsan Qaraxii Masaajidka Nabiga NNKH
(July 10, 2016)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hay’adda culimadda Soomaaliya ayaa waxaa lugu cambeereyay weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay maalmihi la soo dhaafay boqortooyadda Sacuudiga. Hay'adda cu Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa Helsinki Islamic Center Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji [Daawo]
(July 10, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta khudbada jimcaha masjidka al hudaa Helsinki islamic center akhriyey Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf sheekha aya wuxu kaga hadlay khudbada jimcaha Ramdaan kadib maxaa nagala
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|