Muxaadaraadkii xalay laga jeediyey Nadwo cilmiyeed xalay ka bilaabatay Masjidka Al-Huda ee Garoowe ( Daawo)

December 29, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-error373Garoowe:-Kulan cilmiyeed xalay lagu qabatay Masjidka Weyn Ee Al-Huda waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn kuleh Guud ahaan Gayiga Somalidu Degto Ugu horayn waxaa goobta kahadlay Sh Dalmar Guureeye Oo kutilmaamay in ay timid Nadwo Cilmiyedkaan waqti loobaahnaa in laga digo armo badan oo bulshada lagu fasaadinayo .

Nadwo Cilmiyeedkaan waxaa Labo Muxaadaro oo aad u qiimo badnaa kasoo jeedshay Labada Sheekh ee kala ah Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Iyo Sh Jaamac Siciid Ciise

Qaybta hore waxaa galay Sh Maxamud Waxaana uu Halkudhig uga dhigay Xadiith ka Nabiga S.C.W (كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته )Qofwalba Waa Mas’uul waana la wey diinayaa wixii Uu Mas’ulka Ka ahaa

Muxaadarada Qaybteeda labad waxaa Galay Sh Jaamac Siciid Ciise Waxayna Ahayd Halku Dhigeedu (كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون ) Nafwalba Waa Tii Dhadhamisa Geerida .

no images were found

Dhamaan Muxaadaraat Kaan Waxaa Kasoo Qayb galay Boqolaal dadweyna ah kuwaas oo dhamaan siwanaagsan uga faa iidaystay halka kumanaan kale na ay kala socdeen Idaacadaha Gudaha Iyo kumaan kale oo sitoos ah uga dhagaysanayay Dalka Iyo Dibada Halgan Radio Live oo Nadwada Live u tabinayey.

Hoos Ka Daawo Muxaadaraadkii Nadwo Cilmiyeedkii lagu qabatay Masjidka Al-Huda Garoowe Habeenkii Koowaad.

1- Sh Jaamac Siciid Ciise (Geerida)


2-Ilaalinta Masuuliyada saaran qof walba Sh Maxamuud Xaji Yuusuf

Musasat Al-Minhaaj Faraca Nugaal
Garoowe
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online