Sheekh Shariif Cabdi Nuur Ma dhiman waan Nabad qabaa Been fakatay meel ma gaarto
December 19, 2016 - Written by EditorMecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn.
Halgan.net oo Khadka Telfanka kula xiriirtay culumada ku dhaqan Mecca ayaa noo xaqiijiyey in uu Sheekhu nabad qabo uuna aad u fiican yahay.
no images were found
Dhamaan Soomaalida waxaan uga digeynaa kuwa Caadeystay gaaleysiina iyo been abuurka culumada kuwaas oo ay ka danbeeyaan gaalo iyo wax u shaqeeya.
Maamulka Halgan.net
Mecca