Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa Puntland Shire Xaaji oo bixiyey waraysi isagoo ku sugan degmada Qandala.[Dhagayso]
December 7, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa faah faahiyay qaabka ay ciidana Puntland dib ugu qabsadeen degmada Qandala ee Gobolka Bari. Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA waxaa uu sheegay in kooxda Daaicsh ay ka dileen 30 xubnood halka ay ka dhaawaceen 35 kale ayna ciidanka Puntland ay agab kale duwan ay ka qabteen kooxda Daaicsh ee qabsaday degmada Qandala 26kii Octobar 2016.
Hoos ka Dhagayso waraysiga uu VOA siiyey Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax
M_M_Deeq
Halgan.net