
(August 30, 2017)
Gaalkacyo:-Jabhada ONLF ayaa waxay warmurtiyeed ka soo saartay sarkaal ka tirsan oo ay DFS u gacan galisay dowlada Itoobiya sarkaalka ayaa waxaa ay ciidamada NISA ee nabadsugida Soomaaliya ay ka qabte

(August 30, 2017)
Burtinle:-Muassasada Minhaaj faraca gobolka Nugaal ayaa mudadii u dhaxaysay 23--26kii bishaan ka samaysay wacyigalin balaaran oo dacwo magaalada Burtinle, wacyigalintaas oo isugu jirtay:- 1) Siminaar

(August 30, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 qasriga Madax tooyada Garoowe ku qaabilay wefti u Maamulka Gal-Mudug oo warsaxaafeed ka soo saaratay diyaaradaha sidda gargaarka bani’aadamnimo
(August 30, 2017)
Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa waxa uu warsaxaafadeed ka soo saaray maanta in diyaaradaha gargaarka bani’aadamnimo sidda ee ka soo dega Garoomada diyaradaha ee Gal-Mudug aan wax lacag canshuur ah

(August 30, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 magaalada Garoowe ka Daah-furay mashruuca xoojinta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|