Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Goleyaasha Puntland oo la magacaabay
(August 17, 2017)
Garoowe:-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madax
Madaxweynaha Puntland ka hadlay mowqifka Puntland ka istaagtay Xiisada Khaliijka (Dhageyso)
(August 17, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada khaliijka iyo go’aankii ay ka qaateen Maamulka Puntland oo taageeray Isbahaysiga uu hurmuu
Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray Ehelada Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre
(August 16, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo xalay ku geeriyooday magaalada San Diego ee
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Midowga Yurub uga mahadceliyey garab-istaagooda Soomaaliya.
(August 16, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo, iyadoo soo gaarsiisay warqad ay ka siday
Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur
(August 15, 2017)
Muqdisho:-Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato nabadeynta dalka in lasoo dhaweeyo. Sidaas
Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo sheegay in uu ka baxay Kooxda Al-Shabaab (Daawo)
(August 15, 2017)
Muqdisho:-Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ayaa maanta si cad u sheegay in uu ka baxay ururka Al-shabaab oo mudo badan uu ka mid ahaan jiray, waxaana uu faahfaahiyey sababta uu uga baxay kooxda Al-Sh
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo la magacaabay (Akhriso)
(August 14, 2017)
Muqdisho:-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu magaacabay Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka, waxaana loo magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte. Hoos
Baarlamanka HirShabelle oo Kalsoonida Kala Noqday Cali Cabdullaahi Cosoble.
(August 14, 2017)
Hiiraan:-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hir-Shabelle ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullaahi Coso
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo Muqdisho laga soo dajiyey
(August 13, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad sida Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ay goor dhow ka soo duushay, waxaana diyaarada ku weheliya Wasiirka
Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo Degmada Xudur iska Dhiibay maxay tahay Sababtu?
(August 13, 2017)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur uu isku dhiibay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa AMISOM oo shalay u soo gurmaday ka di

« Previous PageNext Page »