Madaxweyne Farmaajo “Waxa aan Alle uga baryayaa in uu Janadiisa ku manaysto dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayey weerarkan argagixiso”
(October 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/22853012_285733665254379_7204990723882581908_n.jpg)
(October 28, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) iyo Ciidanka badda Puntland oo howl gal ka fuliyey si wada jir ah Buuraha Calmadow ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen 5 xubnood oo ka tirsan ururka Al-shab
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/IMG_5943.jpg)
(October 28, 2017)
Garoowe:-Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28 october 2017 safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/hotel-nasa-hablod.jpg)
(October 28, 2017)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta laba qarax oo is xiga ay ka kala dhaceen Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne iyo weliba agagaarka Taalada Daljirka-Dahsoon. Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 27, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa Qur'aanka Macni
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/faysal.jpg)
(October 27, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masaajidka Saalixyada ee magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Faysal Maxmed Cali .Waxaana uu Khudbada Sheekh Feysal uga hadlay in wana
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/Shirka-Golaha-Wasiirada-Kheyre2-300x225.jpg)
(October 26, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida General Maxamed Abshir Muuse.
(October 26, 2017)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2382" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay Geerida Jenaraal Maxamed Abshir Muus
(October 26, 2017)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo caawa ku geeriyooday dal
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/Galmudug-2-100x75.jpg)
(October 26, 2017)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa mar kale waxaa uu eedeyn u soo jeediyey Maxkamada sare ee dowladda Fedraalka iyo weliba madaxda ugu saraysay dowladda Federaalk soomaaliya oo lagu eedeeyey fara gelin i
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|