
(October 26, 2017)
Minneapolis:-Allaha u naxarariistee, waxaa shalay Magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo ka mid ahaa Sarakiishii Ciidanka Booliska Soomaaliaya ugu h

(October 26, 2017)
Muqdisho:- Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud oo howlo shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa

(October 26, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 25 october 2017 sagootiyey 204 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalalka Ethiopia iyo Suudaan, waxaan

(October 25, 2017)
Muqdisho:-Gudiga Gurmadka Culimada Safaa ee loo sameeyey dadkii lagu laayey Is Goyska Zoobe ayaa waxaa ay uga mahad celiyen Kaalmadii Jaaliyadda Sweden ee Gurmadka Musiibadii Qaraxii lagu laayey dadka

(October 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiinta kale ee Gu

(October 25, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa uu ku magaacabay agaasimeyaasha

(October 25, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha ayaa waxaa Furitaanka kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada dawadda Puntland kala qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane. Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Aqalka Sa

(October 25, 2017)
Muqdisho, 25 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabu

(October 24, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid ah wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa

(October 24, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 October 2017 dib ugu soo laabtay Garoowe, kuna soo dhoweeyey Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|