Madaxweynaha Puntland oo sheegay in hoggaamiyihii Daacish Cabdulqaadir Muumin uu ka Badbaaday Duqayntii Gobolka Bari.[Dhagayso]

November 6, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin inuu ka badbaaday weerarkii ay Jimcihii Maraykanku u qaadeen buuralayda Gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland ayaa VOA u xaqiijiyey in weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin, xogta ay ka heleen hay’adhooga amnigana ay sheegayso inuu ka bad baaday weerarkaas.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Madaxweyne Gaas uu siiyey Idaacadda VOA

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/DHAGEYSO-M-weynaha-Puntland-oo-ka-hadlay-Duqeyntii-G-Barri-Xaaladda-Horjoogaha-DAACISH-ee-la-beegsaday-–-PUNTLANDTIMES-KA-DHIGO-ISHA-WARARKA-EE-CAALAMKA-SOMALIA.mp3″]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,959 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>