
(November 22, 2017)
Badhan:-Agaasimaha Warfafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Nov 2017

(November 21, 2017)
Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in la xiray Sheekh Cabdinaasir Xusen Cismaan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay gayiga Soomaaliyeed waxaana uu She

(November 21, 2017)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga dalka Ehiopia ayaa waxa uu maanta gelinkii danbe 21 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wa

(November 21, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka dee

(November 21, 2017)
Burco:-Banaanbax rabashado wata ayaa galabta ilaa caawa waxaa uu ka socdaa magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana banaanbaxa dhigaya taageerayaasha xisbiga wadani oo ka cabanaya nat Rabshado goor-dhaw ka bilaawday Magaalooyin ka mid ah Soomaaliland.
(November 21, 2017)
Wararka naga soo gaarayo Magaalooyinka Hargeysa iyo Ceerigaabo ee Soomaaliland ayaa sheegayo in rabshado ay ka bilaawdeen ka dib markii dhalinyaro taageersan xisbiga Wadni ay banaanbaxyo dhigeen ay ku

(November 21, 2017)
Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan. Muuse Biixi

(November 20, 2017)
Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan aqbali doonin natiijada doorashadii madaxtinimada ee 13-ki bishan November ka dhacday Somal

(November 20, 2017)
Hargeysa:-Culimo'udiinka S/land ayaa qayb weyn ka qaadanay in natijada doorashada S/land si nabad gelyo ku dhisan loogu dhawaaqo iyagoo dhamaan siyaasiyiinta sadexda Xisbi ay raali ka yihiin ugu yaraa

(November 20, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyinii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, wa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|