Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi dib ugu soo laabatay Garoowe.[ Video]
November 16, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaimayey ayaa dhowaan booqasho ku tagay gobolka Sanaag gaar aahaan Badhan, Buraan, Dhahar, Hadaaftimo, Xingalool iyo goobo kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag. Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Dawlad ayaa dib ugu soo laabta shalay magaalada Garoowe waxaan uu saxaafadda uga waramay safarkii uu ku tagay Gobolka sanaag iyo Haylaan.
Hoos ka Daawo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Dawlad o la hadlay saxaafadda
M_M_Deeq
Halgan.net