Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi dib ugu soo laabatay Garoowe.[ Video]

November 16, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaimayey ayaa dhowaan booqasho ku tagay gobolka Sanaag gaar aahaan Badhan, Buraan, Dhahar, Hadaaftimo, Xingalool iyo goobo kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag. Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Dawlad ayaa dib ugu soo laabta shalay magaalada Garoowe waxaan uu saxaafadda uga waramay safarkii uu ku tagay Gobolka sanaag iyo Haylaan.

Hoos ka Daawo Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Dawlad o la hadlay saxaafadda

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

241,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>