Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa ku sugan Garoowe oo la kulmay Gudoonka Wakiilada Puntland.[Masawiro]
(February 11, 2018)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin xubno ka tirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib-U-
War-murtiyeedka laga soo saaray shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay Muqdisho.[Masawiro]
(February 11, 2018)
Muqdisho: Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan