Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Qaar kamida Xarumaha Dawladda Puntland
(February 21, 2018)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 21 Feb 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda Puntland ee ku yaala caasimada G
Sheekh Maxamuud Yuusuf Ciise oo ku geeriyooday magaalada Kismaayo
(February 21, 2018)
Kismaayo:-Waxaa Allah ha u naxariisto saaka ku geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Sheekh Maxamuud Yuusuf Ciise oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee magaalada Kismaayo, Sheekh
Ciidanka PSF oo howl gal ka fuliyey deegaanada Dhadhaabo iyo Ceeldibir ee Buuraha Cal Madow.[Masawiro]
(February 21, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay maanta 20 February, 2018 hawlgal dagaal oo qorshaysan oo ka dhan ah ciidanka ururka Al-shabaab ka fuliyeen Buuraleyda deegaanada Dhadhaabo iyo Ceeld
Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame oo la soo gabagabeeyey.[ Video]
(February 21, 2018)
Garoowe:-Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame ayaa lasoo gabagabeeyey is afgaradma laga gaaray Colaadii ka dhexaysay labada beelood. Qodobadii lagasoo saaray waxaa ka mid ah:-