Wasiirka Amniga oo xaqiijiyey tirada Al-Shabaab caawa looga dilay Muqdisho
(February 23, 2018)
Wasiirka Amniga DFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howl-galkii caawa lagu soo afjarayey weerarada iyo qaraxyo ay qaadeen kooxda Al-Shabaab Wasiirka Amniga ee DFS ay
Faahfaahin Qaraxyo iyo Weerar Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
(February 23, 2018)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 5 dagaal yahan oo ka tirsan Al-shabaab kuna labisanaa darayska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo watay g
Madaxweyne JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga (Masawiro)
(February 23, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaami