Puntland oo sii daysay Maxaabiis ka tirsanaa Al-shabaab ee oo lagu hayey guri ku yaal Garoowe
(February 27, 2018)
Garoowe:-Warar soo gaaraya Halgan.net ayaa sheegaya in ay jiraan dagaalyahanadii ururka al-shabaab ee lagu qabtey dagaalkii ku dhexmaray Puntland iyo Shabaab deegaanada Suuj, Garmaal iyo Garacad in mu
Siyaasiyiin ku eedeeyey maamulka Puntland inuu maagan yahay muddo korodhsi.[Dhagayso]
(February 27, 2018)
Garoowe:-Siyaasiyiin ku bahoobay urur ay u bixiyeen Puntland Focus Group ayaa madaxda maamul goboleedka Puntland ku eedeeyey in aanay waxba ka qaban arimaha ay ka midka yihiin nabad gelyada iyo arimah