R/wasaaraha JFS oo maanta u amba baxay dalka Imaaraadka Carabta
(February 26, 2018)
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka u ambabaxay Isutagga Imaaraadka Carabta. R/wasaaraha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya xubno k
Shirkadda Golis oo soo bandhigtay qiima dhimistii Internet-ka Fiber Optic-ga
(February 26, 2018)
Garoowe:-Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa soo bandhigtay qiime dhimistii ugu balaarnayd ee ay ku samaysay Internetka laga isticmaalo moobeelada. Qiime dhimistan oo ah xirmooyin internet ah (Bundle
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha
(February 26, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26 February 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad