Ciidanka Amaanka Boosaaso oo Fashiliyey Weerar lagu qaaday Saldhiga Bartamaha
(February 6, 2018)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab caawa xili lagu jiray Salaada Cishe ay weerar ku soo qaadeen saldhiga bartamaha ee Bosa
Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka.[Masawiro]
(February 6, 2018)
Muqdisho, 06 Febraayo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shir
Madaxweynaha JFS oo casho sharaf u sameeyey Golaha Amniga Qaranka
(February 6, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf soodhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynayaas