Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali oo soo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]

June 16, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali, iyagoona salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Baambeeyda Soomaaliyeed.

Raiisul Wasaaraha iyo wafdigiis ayaa booqasho rasmi ah oo qaadaneysa hal maalin ku joogaya Soomaaliya, kaddib casuumaad uu u fideyey Madaxweynaha JFS. Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa haatan waxaa u socdo wada xaajood ay kaga arrinsanayaan sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo xiriirka ka dhexeeya labada dal.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,015 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>