Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka qaybtii 10aad W/Q Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne)
(July 20, 2018)
London:-Waxaan qormadan u hibeeyey Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, dadaalkeeda daarran soocelinta iyo dhisidda dawladnimo Soomaaliyeed. HALKAAN KA AKHI MAQAALKII XAQIIQOOYINKA SAYNISEED Taliye ku-xigeenka Ciidanka Puntland ee Aaga Af-urur oo beeniyey inay ka Baxeen Af-urur.[Dhagayso]
(July 20, 2018)
Boosaaso:-Taliye ku xigeenka ciidamada dowladda Puntland ee deegaanka Af Urur Cigaal Cabdi Warsame oo waraysi gaar ah siiyey Radio Garoowe ayaa beeniyey in ay ka baxeen deegaanka Af-urur waxaan uu xus
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/Gaas.jpg)
(July 20, 2018)
Brussels:-Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga dawladda Puntland waxaan uu ka waramay xaalad guud ee deegaanada Puntland dhinac amniga , horum
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/37161043_10213622111199407_2299982638007451648_n.jpg)
(July 19, 2018)
Garoowe:-Shirweynahaan oo ah kii 7aad oo sanadwalba bishaan oo kale la qabto ayaa ah mid golayaasha Mu’asasada iyo Culimadu ku kala warqaataan islamarkaana laysku dhaafsado Aa’raa muhiim u ah Iyo Golaha wasiirada ee dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe
(July 19, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa uu maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda ee dowladda Puntland, kulanka oo loo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/37330238_1796677387083398_8811028264173699072_n.jpg)
(July 19, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka dhaca
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/unnamed-46.jpg)
(July 19, 2018)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/2.Abdalla-Guure-6.jpg)
(July 17, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku Sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium,ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17 July 2018 kulan gaar ah la qaatay Ambassador ka Sweden
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/37370027_1794216877329449_8268850576482107392_n.jpg)
(July 17, 2018)
Brussels:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta h
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/2.Abdalla-Guure-5.jpg)
(July 17, 2018)
Brussles:-Madaxweybaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 16 July iyo 17 July waxaa uu magalada Brussles ee dalka Belgium kaga qayb galay shir looga hadlayo danaha iyo geesi socodk
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|