Axmed Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

January 8, 2019 - Written by Editor
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash)

Garoowe:-Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa waxaa uu u doortay Axmed Cilmi Cismaan xilka madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ee 5 sano ee soo socota, waxaana uu cod aqlibiyad leh kaga guulaystay Musharax Cabdi Qawdhan.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa helay 47 cod halka uu musharixii la tartamayey ee musharax Cabdi Qawdhan uu helay 19 cod

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>