Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay
(January 5, 2019)
Garoowe:-Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland.
Guddiga doorashada Madaxweynaha & madax weyne ku xigeenka Puntland oo soo saaray Harbaraaca doorashada .
(January 5, 2019)
Garoowe:-Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland  ayaa si rasmi ah waxaa ay u shaaciyeen Shuruudaha laga rabo Musharixiinta xilka Madax weynaha & madaxweyne ku xigee
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ee shalay la doortay.[Masawiro]
(January 5, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 January 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Guddoonka cusub