Jubaland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland (Akhriso)
(January 8, 2019)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland waxay hambalyo u diraysa soona dhaweynaysa Madaxwaynaha cusub ee loo doortay dowlad goboleedka Puntland,Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo maanta loo doortay x
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaaray Garoowe
(January 8, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Cusub ee Dawladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Garoowe ku qaabiley Wafti heer sare oo kasocda Dowlada federaalka soomaaliyeed kuwaas oo uu hogaaminayo Wasiirka Ar
Wasaaradda Arimaha Gudaha JFS oo Dhambaal Hambalyo ah u dirtay Madaxda la doortay ee puntland
(January 8, 2019)
A/cawaaleHalgan.net
Nadwo Cilmiyeed lagu qaban doono Magaalada Berbera
(January 8, 2019)
Berbera:-Waxa la ogaysiinaya Dhamaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera iyo hareeraheda in Nadwo Cilmiyeedkii 4aad ee sannadlaha ahayd ay 11/1/2019 Habeenka sabtidu soo galayso ka bilaabmi do
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Madaxda Cusub ee Dowlad Puntland
(January 8, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo
Axmed Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland
(January 8, 2019)
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) Garoowe:-Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa waxaa uu u doortay Axmed Cilmi Cismaan xilka madaxweyne ku-xigeenka dow
Siciid C/laahi Deni oo ku guulaystay xilka Madaxweynanimada Puntland
(January 8, 2019)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo dhamaatay tartankii xilka Madaxweyna nimada dowladda Puntland oo wareegii 3aad ay iskugu soo hareen Gen. Asad Cismaan Abdulaahi Daino iyo S iciid C/laahi Deni, Wareega
Natiijada Wareegii Labaad ee Doorshada Puntland
(January 8, 2019)
Garoowe:- Natiijada Wareega koowaad Doorashada dowlada Puntland waxaa u cad cad Dani iyo Jen Aasad iyo Faarax Cali Shire waxaana codadka loo kala helay sida Deni 29 Jen Asad 30 Farax Cali Shire
Live Garoowe : Doorashada Madaxweynaha Puntland
(January 8, 2019)
Xarunta Baarlamaanka Dowlada Puntland Waxaa saaka ka socda magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland doorashada Madaxweynaha Puntland oo ay ku tartamayaan 21 Musharax iyo tan madaxweyna ku xig