Barlamaanka Puntland oo Doortay Gudiga Doorashada Guddoonka Barlamaanka
(January 2, 2019)
Golaha cusub ee wakiilada Puntland ayaa maanta doortay oo uu ansixiyey 7-xubnood oo uu ka kooban yahay guddiga doorashada Puntland  2019. M_M Deeq Halgan.net