PUNTLAND UURAYSATAY BAL AAN ARAGNO WAXAY UMULI DOONTO!
(January 7, 2019)
Leicester:- Waxay ummadda reer Puntland meel kasta oo ay joogaan afka ku hayaan dhegahana utaagayaan doorashada hadda deggaannada Puntland ka socota oo Madaxweyne cusub lagu dooranayo 08/01/2019.
Khudbadaha Musharixiinta Puntland ee u Taagan Xilalka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka
(January 7, 2019)
Xarunta barlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socda dhegaysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaya xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland . M_MD