Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Wareysi Siiyey BBC-da (Daawo)
(January 9, 2019)
Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi uu siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee BBC wuxuu kaga hadlay mowqif
Madaxweynihii Hore Ee Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Soo Dhoweeyey Madaxweynaha Cusub ee Puntland.[Masawiro]
(January 9, 2019)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 09 January 2019 qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey