Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland
(January 4, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 4 January 2019 hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay C
Doorashada gudoomiye ku xigeenka 1aad oo ka socota xarunta Baarlamaanka PL[live]
(January 4, 2019)
Garoowe:-Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay si rasmi ah u doorteen gudoomiyahooda C/xakiim Maxamed Axmed Dhoobo waxaan hadda lagu guda jiraa in la doorto gudoomiye ku xigeen
DEG DEG: Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
(January 4, 2019)
Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo Gudmoomiyaha Baarlamaanka Puntland Gudoomiyaha Doorashada Puntland ayaa goordhow la soo afmeeray waxaana ku guuleystay Cabdixakiim Maxamed Axmed oo loo yaqaano Dh
Live Waxaa socda haatan Wareegii labaad Doorshada Gudoonka Baarlamaanka
(January 4, 2019)
Wareega Koobaad ee Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland waxaa ku tartamay xildhibaanada kala ah 1 - Cabdirshiid Yuusuf Jibriil wuxuu helay 52 - Abdijamal Cismaan Maxamed wuxuu helay 153
Live u Daawo Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland.
(January 4, 2019)
Garoowe:-Waxaa haatan si habsami leh uga socda hoolka golaha Baarlamaanka dowlada Puntland -Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland waxaana ay haatan jedinayaan khudbadahoo