Madaxweynaha Puntland oo Bogaadiyey Shaqada Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka & Ciidamada Amniga.[Masawiro]
(January 6, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay 06 January 2019 bogaadiyey shaqada baaxaddale ee ay qabteen Guddoonka Golaha Wakii
Guddiga doorashadda Puntland oo ku dhawaaqay 21 Musharrax Madaxweyne oo shuurihii buxiyeey
(January 6, 2019)
Garoowe:-Waxaa caawa lagu dhawaaqay musharrixinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka kuwaas oo la sheegay in shuruudaha ay buxiyeen. Guddiga doorashadda Puntland ayaa